Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Somalia oo gaaray Laascaanood (Sawirro)

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Hirsi Timacade iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magalaada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Wafdiga ayaa ka kooban Xildhibaano katirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood. Masuuliyiintan ayaa kulan gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka iyo … Continue reading Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Somalia oo gaaray Laascaanood (Sawirro)